Madaxwaynaha Dawladda Eritrea ayaa Isaias Afeworki dhawaan booqan doona dalka Jabuuti, si loo dhamaystiro heshiis nabadeed oo ay labada dal...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya Danjire Maxamuud...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Garoowe ee...
Labo ka tirsan shaqaalaha Hay'adda Garsoorka ayaa loo xiray arrimo la xiriira musuq maasuq, kuwasi oo iminka lagu wareejiyay ciidamada...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay dhismaha Gudiga Madaxa banaan ee la dagaallanka Musuq maasuqa oo...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo weheliso Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Marwo Khadiijo Maxamed...
kulanka guud ee Golaha Shacabka waxa uu ka koobnaa hal Ajende oo ah Akhrinta sedaxaad ee Hidise Sharciyeedka Mashruuca Liilitirka...
Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay xoojineyso xiriirka diiblamaasi,isla markaana ay dardargalineyso howlaha safaaradeed ee ay ku leedahay dalka...
Ciidamada Amniga ayaa Howlgal qorsheysan oo looga hortgayo Cadowga Umadda Soomaaliyeed ee Al shabaab ka fuliyay tuulada Awdheegle ee Gobalka...
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo isbaabulay lana baxay magaca Macwiislay ayaa Argagixisada Al-Shabaab kula dagaalamay deegaano hoos taga...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...
Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho