Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shir looga hadlayo dagaalka...
Maamulka Gobalka Shabelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Argagixisada ee Al-Shabaab iyo qasaaraha loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka qayb galay Tukashada Salaad Jinaazada ah iyo aas Qaran oo...
Muqdisho- Allaha u naxariistee Janaraal, Cumar Aaden Dhubbad, (Cumar dheere) oo ahaa Taliyihii qeybta 12-ka April ee Ciidanka xoogga Dalka...
Guddoomiya Aqalka sare ee Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa xalay kulamo la qaatay Madaxweynaha...
Howlgal qorsheysan oo ciidanka Amnigu xalay ka fuliyay Xafiiska Xizbada Al-Shabaab ee deegaanka Sabiid Caanoole, ayaa lagu soo qabtay labo...
Wefdiga uu hogaaminayay guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi C/laahi, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyihii, Abaanduulihii iyo askar ka tirsan...
Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Xamarweyne iyo qeybaha Bulshada ayaa si wada jir ah u billaabay olole nadaafadeed oo qeyb ka ah...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad looga hadlayay daadajinta...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...
Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho