Guddiga gaarka ah ee Aqalka sare uu u saaray xal u helidda Khalifaaka Dowladda Feferaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka...
Xafiiska Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya usoo bandhigayo Shirkadaha iyo Ganacsatada Soomaaliyeed Fursad Soo Iibin Qalab , waana tartan u furan Dhamaan...
Wararka naga soo gaaray Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ilaa iyo Lix ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab ay ciidanka xoogga dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Khadka Telfoonka kula xiriiray Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al...
Boqolaal aqoonyahanno ah ayaa soo jeediyay in dalalka caalamka ay cunaqabateyn kusoo rogaan dalka Shinaha oo lagu eedeeyay in xerooyin...
Maamulka Myanmar ayaa qabtay doon sidday 93 ruux oo rohingya Muslimiin ah oo ka cararay xero ku taallay galbeedka gobolka Rakhine,isla markaana...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa uga warbixiyay xaaladaha...
Muqdisho- Cali Maxamed Cabdullaahi Macallim Aadan wuxuu Alshabaab Kaga biiray degmada Saakow sanadii 2013. Waxa uu sheegay in uu qaabilsanaa...
Wasiir ku xigeynka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS,Feysal Cumar Guuleed ayaa sheegay in ay wasaaraddu soo dhameystireyso manhajka...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed oo argagixisada Al-Shabaab ku lahaayeen qaraxyo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...
Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...
Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho