Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxay marti gelisay Shirka Kooxda Xariirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka oo laga soo saaray war-murtiyeed...
Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ayaa laba jibaaray dhaca iyo boobka ay u gaysanayaan Xoola Dhaqatada iyo Beeralayda deegaanada qaar, iyagoo shacabka...
Dalada Culumada gobolka Ohio ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan SICO (Somali Islamic Centers Of Ohio) ayaa soo...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shalay shir guddoomiyay shirka Hormarinta dhaqaalaha Dalka, kaas oo looga...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda dastuurka mudane Dr. Hussein Abdi Elmi ayaa maanta furay aqoon iswaydaarsi ku saabsan sida dhallinyaradu ay...
Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta oo Taariikhdu tahay 28/10/2018 tababar u furay Garsoorayaal ,sidoo...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta xafiikiisa kula kulmay Wakiilada...
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kalafadhiga 4-aad kullankiisa 3-aad ku yeeshay xarunta Golaha Aqalka sare ayaa...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulamo kala duwan kula qaatay...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Dr. Xuseen Cusmaan Cilmi ayaa sheegay in Wasaaradda ay dadaal ugu jirto sidii...
RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa wargelin iyo digniin amni ka soo saaray bannaan baxa ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho