Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Kenya oo iska caabbiyay weerar ay ku qaadday Koox lagu tuhunsanyahay Al-Shabaab

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Kenya oo iska caabbiyay weerar ay ku qaadday Koox lagu tuhunsanyahay Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afar Qof ayaa ku dhaawacmay is rasaasayn xooggan oo dhex martay Ciidanka difaaca Dalka Kenya iyo Koox Hubeysan oo lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Related posts

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

August 22, 2026
Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026

Siddeed Nin oo ku Hubeysan Qoryaha fudud ee Ak-47 ayaa weerar ku qaadday degaanka Shimbirreey oo 50 Km u jirta Magaalada Gaarisa, halkaas oo ay xarun ku leedahay Shirkad samaysa Waddooyinka oo laga leeyahay Dalka Shiinaha.

Taliyaha Ciidanka Boliiska is-maamulka Gaarisa, Richard Kerina, ayaa sheegay in ay Ciidanku jawaab deg-deg ah ka bixiyeen weerarka ay Dableydu kusoo qaadday xarunta shirkadda, haatanna ay ku raad joogaan.

Qaar ka mid ah Dadka oo Magacyadooda ka gaabsaday ayaa warbaahinta Kenya u sheegay in ay kooxdu ay soo Af-duubteen Nin ka tirsan degaanka, iyagoo ammar ku siiyay in uu tuso halka ay Shirkaddu deggen tahay.

Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ka mid ahaa Hawweneey ka tirsanayd waardiyaha Xarunta iyo Seygeeda, kuwaas oo haatan ay la tacaalayaan xaaladdooda Caafimaad dhaqaatiirta Isbitalka Gaarrisa.

Previous Post

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo dalbatay in degdeg loo joojiyo burburinta xarumaha isgaarsiinta Soomaaliyeed

Next Post

Al-Shabaab oo isaga baxay degaanno ka tirsan Galgaduud

Next Post
Al-Shabaab oo isaga baxay degaanno ka tirsan Galgaduud

Al-Shabaab oo isaga baxay degaanno ka tirsan Galgaduud

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISH:-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada...

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In