Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan oo dib loogu dhisayo...
Koox Maleeshiyo ah oo ka tirsan Argagaxisada Al shabaab ayaa degmada Jilib ee Gobalka Jubada dhexe ku dilay rag ka...
Magaalada Jabuti ayaa lagu soo gabagabeeyay shirka 32-aad ee Maayarada caasimadaha dalalka Islaamka, kaasi oo looga hadlayay iskaashiga, hergalinta Mashaariic...
Garabka hubeysan ee ururka Xamas ayaa sheegay in ay xoojinayaan weerarada iyo gantaalada rasaasta ah ee ay la beegsanayaan magaalooyinka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in Keydka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday...
Xildhibaannada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018-ka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka...
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saaray colaada ka taagan gobolka Galgaduud gaar...
Waxaa lagu guuleystay in la demiyo dab qabsaday qeyb ka mid keydka hadalka Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho