Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmey dhiggiiisa dalka...
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho si...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal Khasaaro xooggan lagu gaarsiiyey maleeshiyada Alshabaab waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada hoose....
Shirkadda thiopian airlines waxay leedahay qaar ka mid ah dayaaradaha ugu casrisan caalamka, waxayna Mas’uuliyiinta shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines...
Dhinacyada ku kala irdhoobay siyaasadda Wadanka Koofurta Suudan ayaa waxaa lagu wadaa in colaadooda lagu soo dhameeyo heshiis ay marqaatiyaal...
Muqdisho- Aweys Cali Macalim iyo Ayaanle Axmed Nuur ayaa si wada jir ah loogu soo qabtay iyagoo dhac u geysanayo muwaadiniin...
Saraakiisha Ciidanka qalabka sidda ee ku sugan Deegaanadda Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa bilaabay Qorshayaal Maleeshiyaadka Al Shabaab looga saarayo meelaha...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 01.11.2018 Warka waxaa soo...
Oloaha isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka ayaa maraya meel wanaagsan iyadoo maanta ay shaqaynayaan Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho