Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay howlgalo xoogan ay ka wadaan deegaano ku...
Ciidmada Ammaanka ee Jubbaland ayaa maanta fashiliyay miino ay Al-Shabaab galiyeen wadada udhaxeeyso Yoontooy iyo dalcadda lug law, miinadaan ayaa...
Ciiadamada Ammaanka ee Hirshabeelle ayaa sameeyay howgal lagula dagaalmayo maleeshiyada jidgoo-yooyinka u dhigta shacabka ku safra inta u dhaxeysa Balcad...
Guutooyinka 44-aad iyo 45-aad ee Ciidanka Burundi qaybtana ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la guddoonsiiyay Billado iyo...
Qaar tirsan Mudanaaysaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka DFS oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Jimca ah Taariikhdu ku beegan tahay 02.11.2018 Warka waxaa soo...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Hay’adaha Ammaanka ku wareejiyey 10 ruux oo si sharci darro ah lacago uga qaadan jiray Qoysaska...
Xaflad si-heersaye ah loo so agaasimay ayaa lagu qabtey Dalka Kuwait ujeedka ayaa ahaa mid lagu weyneynaayo Maalinta Africa, waxaa...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kormeeray xarumaha Maxakamadda Ciidammada Qalabka Sida, Maxkamadaha heer...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay keddib markii uu ka qeyb...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho