Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Juba ee Koonfur Koonfurta si...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe iyo Abaanduullaha Ciidanka Difaaca S/guuto Odowaa Yuusuf Raagge oo ay...
Dib u dhiska xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay ka gacan geysatay Dowladda Swedan ayuu xariga ka jaray...
kulankan ay soo Agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumariinta Xuquuqda Aadanhay XFS ayaa looga hadlay Awoodiinta iyo sare u qaadida Doorka...
21,Safar,1440 (Dubai) Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, ayna xubno ka yihiin mas’uuliyiinta Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka...
Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in Galmudug ay soo dhowaynayso gogoshii Madaxweyne Farmaajo u fidiyay...
Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab waxaa markasta caado u ah inay boobaan shacabka Hantidooda iyagoo ku ganbanaya magaca Diinta Islaamka....
Wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Duqayn ka dhacday deegaanka Ceel-Dheer oo ku dhowaad 60-KM kaga beegan dhinaca...
Waa xafladda dabaal dega sanad guuradii 95 aad ee dhalashada Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay xarunta Safaradda Turkiga ee Muqdisho,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Midnimo oo ka mid ah barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho, kaasi...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho