Wafdi ka socda Golaha Aqalka sare oo maanta ka ambabaxay Garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa gaaray...
Wafdi ballaaran kana socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u ambabaxay magaalada Kismaayo,halkaasi oo lagu wado...
Waxaa maanta si rasmi ah xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho uga furmay Kullanka 2-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Golaha...
War saxaafadeed: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fedeeraalaynta iyo Dib-u-Heshiisiiinta Dimoqraadiyaynta iyo Federaalaynta Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta...
Waxaa sii kordhaya xaaladaha adag ee dhanka nolosha ee ka dhalatay musiibadii ka dhacday Gobolka North Carolina ee dalka Mareykanka,kadib...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay inaan marnaba la aqbali karin in magaalada Muqdisho la...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Ergayga...
Wafdigii labaad ee ka socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay...
Safiirka cusub ee Soomaliya ee dalka Qadar Mudane C/risaaq Faarax Cali oo horay u soo noqday Safiirka Soomaaliya ee dalka...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho