Masuuliyiinta Maamulka iyo Shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaa isu soo baxa ka sameeyey garoonka Muqdisho Stadium, kaddib markii ay banneeyeen...
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda fereraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha...
Kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo dardarlin galin lahaa Shaqooyinka horyaala Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya oo ay...
Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka XFS iyo wasaaradda dastuurka iyo Dib-u-Heshiisiinta...
Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ku dilay horjoogayaal sare oo ka tirsan Maleeshiyaadka...
Barnaamijka Midnimo, waxaa Tobaadkaan looga hadlay muhiimadda ay leedahay Midnimada, isku duubnimada Bulshada iyo kaalinta ay qaadan karaan ururada Bulshada...
Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Shacab aad u badan ayaa hadda ku sugan Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha (Muqdisho Stadium), ayaa sheegay...
Maxamed Cismaan Yariisow oo ka mid ah Masuuliyiinta Maamulka Magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ka warbixiyay Howlgalo ciidammada...
Madaxweynaha dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa ku sugan magaalaa Geneva ee dalka Switzerland, si loo hubiyo xaaladdiisa caafimaad,sida lagu xaqiijiyay hadal...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho