Tababarkaan maanta la soo xiray ayaa lagu baranayay sida loo sameeyo Barnaamijyo tayo leh iyo maamulida Barnaamijyada Doodaha ah waxaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay xarumaha Maxkamadda Sare, Racfaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir...
Tababar ku saabsan kor u qaadista iyo awoodsiinta Afkeenna Hooyo oo ay soo qaban qaabisay Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ee...
Wasiir ku-xiggeenka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Feysal Cumar Guuleed iyo shaqaalaha wasaaradda waxbarshada...
Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda Muqdisho. Kulanka oo uu shir...
Hay’adaha Culimada Soomaaliyeed oo ka kooban Majmaca Culimada iyo hay’adda Culimada iyo Golaha guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta bayaan...
Ururka u dooda Xaquuqda Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee (SOWJRA} Somali women Joournalist’s rights Association ayaa dood la xariirta sida kor...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta kormeeray Golaha Murtida iyo madadaalada Qaranka...
Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa wadda Qorshe la-doonayo in Maleeshiyaadka Al Shabaab looga saaro deegaano dhowr ah kuwaas oo ay qeyb...
War ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Addis-ababa ay sanadka 2019 hawada sare ay u diresyo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...
RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho