Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya si rasmi ah uga furmaya Shir kooxda xiriirka Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga...
Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley shirka Hay'adaha Socdaalka ee wadamada...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Gacan ka helaya saaxiibbadooda Mareykanka ayaa duqeyn ku dilay horjoogeyaal sar sare oo ka tirsan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa marti gelineysa shir heer wasiir ah oo kooxda xiriirka Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamku ku...
Sarkaal sare oo Ururka Al-Shabaab u qaabbilsanaa Canshuuraha ayaa lagu dilay howl-gal ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ka fuliyeen...
Magaaladda Cadaado iyo Deegaanadda ku hareereysan waxaa ka curtay Roobka dayrta kaas oo ay ku diirsadeen Xoolaha iyo Dadka iyaddoo...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Jimco ah Taariikhdu ku beegan tahay 26.10.2018 Warka waxaa soo...
Diyaarad sidday 22 Qof oo dhaawac ah ayaa soo gaartay Magaaladda Muqdisho kuwaas oo kamid ah dadkii ku dhaawacmay Deegaanka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...
RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho