Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab oo lagu yaqaano ficilo aanan diinta Islmaanka raad ku lahayn ayaa mar kale Qarxiyay Masjid ku yaala...
Hawlgal qorsheysan oo ay ciidanka Xoogga dalka ka fuliyeen deegaano hoos-taga degmooyinka Afgooye iyo Balcad oo ka kala tirsan Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta oo isniin ah si rasmi ah u furaya kalafadhiga afaraad...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaaladda Khartoum ee...
Si loogu mahadceliyo laguna dhiiri galiyo ayuu Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Salaad...
Kulan Wasaaraddeedkaan sare oo ah barnaamij isku xira hey’adaha dowladda, gaar ahaan Wasaaradaha oo qeyb ka ah daah-furnaanta dowladda waxaa...
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in dhamaadka bishii hore tuulooyin hoos taga magaalada Johanesburg ee dalka koofur...
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha oo...
Ugu yeraan 17 ruux ayaa ku dhimatay dalka Suudaanta Koofureed ka dib markii diyaarad yar oo rakaab ah ay burburtay,...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre, ayaa maqaal uu ku daabacay Wargayska The Daily Nation ee ka soo baxa...
Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay kulan ay soo Agaasimeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta wadahadal dhinaca...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho