Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra'iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay wasiiru cusub iyadoo...
Dhageyso wasiirka warfaafinta Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle oo akhrinaya wasiirada cusub ee Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre...
Wafdigan uu hoggaaminayo raisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u amba baxay dalka Suudaan,iyadoo mas’uuliyiin...
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo iskood isu soo abaabuley, ayaa saaka magaalada Muqdisho ka dhigay banaan bax baroor diiq ah oo loo...
Howlgal ay ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay ka sameyeen xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ku...
Howlgalkaan ayaa lagu soo qabatay shan bambaano, labo bistoolad iyo dukumiinti ay soo qoreen kooxda Al-shabaab iyo 6-ruux oo midi...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ku saabsan isku...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Madaxda Jaamacadaha Gobolka ayaa sheegay...
Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) oo ah Hanti dhowraha guud ee Qaranka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Wasiir...
Muqdisho- Basra Maxamed Cali Warsame ayaa 21/05, ee sanadkan ciidamada amniga ka soo qabteen xaafadda Suuqa-xoolaha ee degmada Hilwaa, waxayna xilligaas...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta kulan la yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Ayuub Ismaaciil ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda International Organization...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay meteleyso Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo Xafiiska...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelatay Danjiraha Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho