Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan Bangiga Adduunka iyo Madax kale+Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada XFS oo Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan Bangiga Adduunka iyo Madax kale+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulamo kala duwan kula qaatay magaalada Nairobi, xubno ka tirsan Alternative Basic education learning event, bangiga Adduunka iyo Ardeyda Soomaaliyeed ee wax ka barta Kenya.

Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulanka koowaad la qaatay xubno ka mid ah Alternative Basic education learning event, iyaggoo ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadda macalimiinta iyo doorka Dowladda.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

โ€œWaxaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya Shir kula yeeshayย  xubno ka tirsan Alternative Basic education learning event, intii u dhaxeysay 24- 25-ka bishan, waxaan ka wada hadalnay sidii loo horumarin lahaa xirfadda macalimiinta iyo doorka dowladda, shirkan waxaa soo qaban qaabiyay xafiiska USAID ee Soomaaliyaโ€ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya.

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa sheegay in sidoo kaleย  uu kulan la qaata madax ka tirsan bangiga Adduunka 26 ilaa 27-kii bishan,ย  islamarkana ay ka wada hadleen isku duba ridka waxbarashada.

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barreย  ayaa ugu dambeyntii magaalada Nairobi kulan kula qaatay hogaanka ardeyda Soomaaliyeed ee wax ka barta jaamacadaha ku yaalla dalka Kenya, isagoo ballan qaaday inuu wax ka qaban doono baahiyaha ay qaban ardeydan.

โ€œWaxaan sidoo kale la kulmay hogaanka ardeyda Soomaaliyeed ee wax ka barta jaamacadaha Kenya waxay noo sheegeen baahiyaha ay qaban, waxaan rajeyneynaa in wax badan ka qaban doonoโ€ayuu yiri wasiirka waxbarashada.

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal dheer ugu jirta sidii kor loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada dalka.

Previous Post

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Hirshabeelle oo wado qorshe lagu horumarinayo Caafimaadka Xoolaha+Sawrro

Next Post

Wasiir Cusmaan Libaax oo Golaha Aqalka sare ka codsaday in si deg deg ah ah loo ansixiyo sharciga Kheyraadka Biyaha Qaranka

Next Post
Wasiir Cusmaan Libaax oo Golaha Aqalka sare ka codsaday in si deg deg ah ah loo ansixiyo sharciga Kheyraadka Biyaha Qaranka

Wasiir Cusmaan Libaax oo Golaha Aqalka sare ka codsaday in si deg deg ah ah loo ansixiyo sharciga Kheyraadka Biyaha Qaranka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In