Guddoomiyaha Arrimaha Horumarinta Bulshada Dhaqanka iyo Warfaafinta ee Aqalka sare Axmed Macalin Cumar “Axmed Nadiir” ayaa bogaadiyay Guutada 14-ka Oktoobar...
Taliska Ciidanka ilaalada Madaxtooyada Jubbaland ayaa soo saaray Dufcadii Afaraad oo si gaar ah loogu tababaray ilaalinta Madaxtooyada iyo ka...
Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in lakala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku...
Ajendaha kulanka Guud ee Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska si uu ugu...
Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta ku guuleysatay in ay dib u heshiisiin u sameyso beelo walaalo ah oo galbeedka magaalada Kismaayo...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta shir Guddoomiyay fadhiga 19aad...
AMISOM ayaa Saraakiisha Boliiska Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir ku wareejisay Saldhigga Boliiska Deyniile oo dib dayactir ballaaran ay ku samaysay...
Xarumaha codbixinta doorashoyinka madaxtinimo ee dalka Cameroon,ayaa la soo xiray,iyadoo si rasmi ah loo bilaabay tirinta codadka doorashoyinka ay ku...
Muqdisho- Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan xilli uu dhac u geysanayay dadka...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho