Mudane Madaxweyne Isaias Afwerki, Mudanayaal iyo Marwooyin, Sharaf weyn bay aniga iyo waftigaygaba u tahay in aan soo gaarno caasimadda...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray...
Isu duwaha wadahadalada nabadeed ee Qaramada Midoobay u xilsaartay Arimaha Bariga Dhexe Mr Nickolay Mladenov,ayaa wada dadaal la doonayo sidii...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u furay qaar ka mid ah maamullada degmooyinka...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya ayaa...
Ugu yeraam 10 ruux ayaa ku dhimatay dhul gariir xoogan oo ku dhuftay jaziirad caan ku ah dalxiika oo ku...
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa daah-furay barnaamijka bandhigga Jaamacadaha oo ah madal...
Aqoon isweydaarsigaan ay qabteen Qubarada wasaaradda Arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib u heshiisinta Soomaaliya waxa ay ku soo bandhigeen nidaamyda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaanimayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Asmara halkaas oo ay...
Munaasabadda lagu daah furayay Ururkan ka shaqeenaya Saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa ka qeybgalay Wasiiro,xildhibaano,taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,Danjiraha Shinaha u...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho