Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa ku dhawaaqday in Mudane Jamaal Maxamed Xasan...
Kormeerkan ayaa waxaa hor kacayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa waxaa u jeedkiisa uu ahaa...
Doorashada kursi ka banaan golaha shacabka ayaa maanta lagu wadaa uu ka qabsoomo magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, sida...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha caafimaadka, shaqada iyo arrimaha bulshada,...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo in laga...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Cali Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa maanta tababar...
Af-hayeen u hadlay QM laanteeda wax barashada ee UNESCO , oo lagu Magacaabo,Alastair Lawson Tancred , ayaa sheegay in Carruurta iyo...
Waxa uu heystay Aabe ka fakara noloshiisa, ku dhiira geliya waxbarasho iyo inuu dhisto Mustaqbalkiisa, laakiin rajadaas waxa ay idlaatay...
Kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya kulankiisa 11-aad kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka BJFS ayaa ka dhacay xarunta...
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali Xuseen Guuldlaawe oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Jowhar ayaa sheegay in loo baahanyahay in...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho