Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga...
Muqdisho, 21 Maajo 2018 –Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in roobabkii...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkuu soo gudbineynaa saameynta ay u yeelatay degmada Marka roobab mahiigaan ah oo ka da’ay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ugu baaqay Somaliland iyo Puntiland in ay joojiyaan...
Iyadoo ay sii kordhayaan dhibaatooyinka ay Maleeshiyaad Shabaab ku hayaan dadka shacabka ah ayaa waxaa soconaya qorshayaal ku aadan sidii...
Madaxa Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir ayaa Maanta Kormeerkan ku tagay Isbitaalka Guud ee Gobolka Galgaduud, wuxuuna u...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay booqasho ugu tagay dadkii ku guryo beelay Roobabkii ka da’ay Muqdisho,kuwaasi...
La wareegitaanka maamulka maaliyadeed ee wasaaradda howlaha guud oo lagu wareejiyay wasaaradda maaliyadda ayaa ka dambeysay markii ay kulan wadatashi...
Munaasabadan ay ku dooranayay gudoomiyaha cusub ee Ururka Iskaashatooyinka qaranka ee Beeraleyda Soomaaliyeed, oo ay ka qeyb galeen qaar ka...
Magalada Muqdisho ayaa laba iyo tobankii Saacadood ee la soo dhaafay waxaa ka Socday roobab lixaad leh oo geystay dhimasho...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...
Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho