Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdiweli Xuseen Jaamac iyo Abaandullaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ay wehliyaan saraakiil ka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa xarunta dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Gen. Kaahiye...
Xafladda Furitaanka kalfadhiga 5-aad ee golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, ayaa waxaa Ka qeyb galay Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Tababar ku saabsanaa Maareeynta mashaariicda, qorsheynta Istaraatiijiyadda, codsiga maalgelinta, Kormeerka, qiimeynta iyo Maamulka lacagta ayaa maanta ka furmay magaalada Beladweyne...
Wafdi ka socday Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee C/raxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala ayaa ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeeray wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ayaa kulan...
Caqabadaha Heysta Ganacsatada iyo maareynta Saameynta ka dhalan karta lacagta cusub ee Dowladda Soomaaliya qorsheynyso inay soo daabacdo ayaa kamid...
Digreeto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xilka looga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo...
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay, Hooyo Bishaaro Aadan Yuusuf oo ah Hooyada dhashay Marwada dalka Saynab...
Waxaa lasoo gaba gabeeyay kulan Aqoon isweydaarsi ah oo socday muddo labo maalmood ah islamarkaana ku saabsanaa kaalinta saxaafadda ee...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho