Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa maanta magaaladda Muqdisho tababar uga furay Askar ka...
July 31, 2018 –Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay gudigga Madaxa Banaan ee Xuduudaha...
Waxaan halkan idinkugu soo gudbin doonnaa warbixin Kooban oo aan ka qornay Guddoomiyayaashii soo maray Maxkamadda sare ee Dalka Soomaaliya...
Wasaaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka furtay Shir looga hadlayo Sharciga Daryeelka Carruurta Africa. Shirka waxaa...
Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta kormeeray xarunta wasaaradda caafimaadka dalka, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka...
Soomaaliya ayaa noqotay xubintii 21-aad ee Suuqa ka dhaxeeya Wadamada Bariga Iyo Koofurta Afrika (Common Market for Eastern and Southern...
Golaha Ammaanka ee QM ayaa muddo kordhin u sameeyay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya illaa dhamaadka Bisha May 2019. Golaha...
Wadahadalada lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalka Suuriya ayaa ka bilaabmay Geneva, iyadoo diblomaasiyiinta Qaramada Midoobay ay dhexdhexaadinayso wakiilada ka...
RADIO MUQDISHO:Munaasabadda sanad guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay...
RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir...
RADIO MUDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf...
RADIO MUQDISHO:- Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho