Tababarkan lagu baranayey sidii loo maarayn lahaa xuduudaha dalka iyo muhaajiriinta soo qulqulayaa oo 3beri kasoconayey bosaso ayaa lasoo gabgabeyey...
Wasiirka wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale islow oo ka qeyb galayey shirka caalamiga ah ee looga hadlayey...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta...
Xirirka kubada cagta ee mini Football ayaa saakay u safray ka qayb galka koobka qaramada qarada afrika ee Mini football-ka...
Wasaaradda Waxbaradda, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya waxaa ay sheegtay in dib loogu dhigay Ardayda Imtixaanka Shahaariga ee Dugsiga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, oo ka warbixiyay safarkii Brussels iyo natiiijooyinkii kasoo baxay kulamadii uu...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaar kamid ah...
Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen arrimo dhowr ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka...
Wareysi uu siiyey Radio Muqdisho Madaxa Talaalka ee Degmada Xududr Cismaan Cali Ciise ayuu kaga hadlay Arrimo badan kuwaas oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho