Imran Khan Gudoomiyaha Xisbiga Pakistan Tehreek-e-Insaf (PTI) ayaa Wararka sheegayaa in uu hogaaminayo tirarada Codkii la tiriyey goobaha codeyna ee...
Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka ku xiggeenka Wasaaraddaasi, Mudane Aadan Isaaq Cali,...
Agaasime ka tirsan Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka , ayaa xabsiga loo taxaabay iyadoo loo haysto eedeymo la xiriira musuq...
Ciidamada Badda ee Dalka Marooko ayaa Arbacadii Shalay ahayd soo badbaadiyay 110 Qof oo Tahriibayaal ah, kuwaas oo ku safrayay...
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 26ka July 2018 waxaa Xilkii...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan oo caawa Shir jaraa’id ku qabtay...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa caawa shaacisay natiijada imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka Sanad...
Muqdisho, July 25, 2018– Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo hadal kooban ka jeediyay...
Shirkan oo ah wadatashigii labaad ee ku aadan diyaarinta Manhajka Waciygelinta iyo waxbaridda cod bixiyaha doorashada ayaa maanta ka furmay...
Kulankan oo ahaa Aqoon isweydaarsi Caasimadda Mqudisho ka socday muddo shan mamalmood ah, islamarkaana looga hadlayay joojinta Gudniinka Fircooniga ah...
RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir...
RADIO MUDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf...
RADIO MUQDISHO:- Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya ee Canada iyo Mareykanka Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho