450 dhallinyaro Soomaaliyeed oo soo codsaday inay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga dalka, kadib markii Taliska Ciidanka Difaaca dalka uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeeriyay abuurista Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Xeerka madaxweyne oo lambarkiisu yahay 98...
Ciidamadda Xoogga dalka ayaa Howlgalo lagu baacsanayo Al Shabaab waxay ka wadaan deegaano hoos yimaada degmada Jamaame ee Gobalka Jubbada...
Maleeshiyo katirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay fiidkii isku dayey inay weerar ku qaadaan fariisimo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta...
Dagaalkii sokeeyey siyaabo badan ayuu u dhaawacay dalka. Qoysasayuu kala geeyay, xukunka sharciga ayaa meesha ka baxay, hay’adaha dowladda ayaa...
Mashaariic horumarineed oo ku aadan hirgelinta adeegyada bulshada sida waxbarashada ayaa ka socda gobolka Bokool,tan iyo markii maleeshiyada Alshabaab laga...
Shalay Magalada Toronto waxaa lagu soo gaba gabeeyay Tartan Sport-oo lagu xusayay halyeygii kubada cagta soomaaliya Faarax Weheliye Cadoow Sendiko...
Hay’addaan ayaa ka hortagaysa Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka dadka iyo deegaanka, sidoo kale soo dajinta iyo isticmaalka Badeecadaha dhacay ama tayadeedu...
Waxaa xal loogu raadinanayaa sida dalka xasilooni dhanka nabada ah loogu soo dabaali karo iyada oo laga qeyb qaadanayo Doodo...
shir looga hadalayo waxbarashadda dalalka soo koraya oo ay kamid tahay soomaaliya ayaa Raysal wasaare ku xigeenka dalka Mahadi Maxamuud...
RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir...
RADIO MUDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf...
RADIO MUQDISHO:- Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya ee Canada iyo Mareykanka Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho