Muqdisho, Sebtembar 5, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo...
Kooxda Al-Shabaab ayaa dilkii horjoogohoodii hore Axmed Godane 4 sanno kadidb ku xusay weerar ay ka geysteen Masaajid iyo Malcamad...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgalo ay ka sameeyeen gudaha iyo daafaha Magaaladda Marko ee Xarunta gobolka Sh/Hoose waxay kusoo...
Wafdigaan uu hogaaminayay Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo socdaal dhulka ah uga soo ambabaxay aroornimadii hore ee saaka...
Waxaa dhowaan lasoo gunaanadey shirkii FOCAC ee ka dhacay Magaalada Beijing ee waddanka Shiinaha, laguna saxiixay heshiiska iskaashiga ganacsiga ee...
Iyadoo maalintii shalay magaalada Dhuuso-Mareeb lagu doortay kursi ka banaanaa Golaha Shacabka uuna ku guuleystay C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa guddiga...
Al-Shabaab ayaa waxaa gacanta ugu jira maalintii seddaxaad 70 qof oo ay ka afrduubteen deegaanka Galqoryaale oo ka tirsan Gobolka...
Magaaladda Muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu sagootinayay Arday Soomaaliyeed oo Deeq Waxbarasho oo lacag la'aan ah ka helay Dalalka...
Shir looga hadlayay arrimo la xariira ka hortagga cudurada AIDS iyo TB-da oo ay ka qeybgaleen Marwooyinka Madaxweynahayaasha Qaaradda Afrika...
Abaanduullaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar iyo saraakiil kale,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho