Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” ayaa kormeeray taliska Ururka 60aad ee ciidanka Ilaalada Madaxtooyada...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga ee Shiinaha iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Shuyuuciga Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey xiritaanka Shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha ayaa...
Cabdullaahi Gaafoow maxamuud ayaa ku guulaystay Doorashadii goor dhaweed lagu soo qaba gabeeyay magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Kurisgaan...
Waxaa maanta lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo Magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha shirka wada-hadallada heerka sare ee...
Waxaa magaalada Dhuusomareeb ee Xarunta Galmudug ka bilaabtay doorashada mid kamid ah kuraasta Baarlamaanka oo banaan, kaasi oo musharixiin ay...
Dowladda Ingiriiska ayaa ballan qaadday inay dhaqaale gaarayo 7 Milyan oo Yuuro ku bixin doonto taakuleynta Ciidamada AMISOM, si ay...
Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dhacay qarax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac,kaasi oo sida la sheegay ka dhashey dab...
Waxaa si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho