Waxaa Magaalada Garoowe Shalay ka furmay shirka amniga Dowlada Federaalka iy maamul Goboleedyada Dalka, kaas oo looga hadlay xaalada ammaanka...
Dowladda shiinaha waxa aay kamid tahay dowladaha tageera soomaliya iyadoona safarada Shiinaha ee Soomaaliya aay sheegtay in sanadkaan ay dowladda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Heahiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA, kaa soo lagu sheegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo dhiiri gelin ah u diray cayaartooyda Xulka...
Macalin Salaad Faarax Xasan oo ah macalinka Xulka Qaranka ee ay da'doodu ka hooseyso 17 sano jirka ayaa ka warbixiyay...
Munasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Ururka Haweeynka Qaranka Soomaaliyeed ee Dagmada Xamar Weyne ayaa ahayd mid ururka Haweenka Qaranka...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Xulka Qaranka ee...
Soomaaliya ayaa la Ciyaari doonto kama danbeysta tartanka Cecafa ee 17-Jirada dalka Tanzania oo ka soo adkaaday dalka Kenya afar...
Agaasimaha guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Dawladda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Koofi iyo wefdi uu hoggaaminayo oo weli safar...
Ciyaarta ayaa socota qaybtii danbe qaybtii hore waxaa lagu kala nastay 0-0Uganda oo rigooro heshay ayaa waxaa qabtay goolhayaha Xulka...
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa si rasmi ah u muujiyay aqbalaadda xilka...
Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa faahfaahin ka bixiyay waxqabadkii iyo horumarradii ugu...
Dr. Maryan Qaasin Axmed ayaa si rasmi ah loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib habraac sharciyeed...
Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin sare oo ka tirsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho