Kadib shir ay ku yeeshaan magaalada Newyorka,Golaha Ammaanka ee JImciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa kaga hadlay duqeyntii lagu dilay caruur...
Siminaarkan Aqoon kororsiga ah ayaa waxaa ka faa’iideysanayay 200 oo ah Macalimiinta wax ka dhiga Dugsiyada Sare ee ku yaala ...
Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Luga-dheere) ayaa maanta kormeer ku tagey buundada Baar-Sanguuni oo...
Mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarshada Galmudug iyo Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa ka qeyb galey munaaasabad lagu dhiirigelinayay ardaydii kaalimaha hore...
Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Dalka Abshir Maxamed Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah Shacabka Caasimadda ayaa olole nadaafadeed ka sameeyey Degmooyinka Caasimadda, iyadoo ololahan uu qeyb...
Ogoosto 09, 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda...
Dalalka Sportiga ku hormaray waxaa sababay shirkadaha ka dhisan dalalkooda waayo waxaa ay ka helaan tageero dhan kasta ah ayadoo...
Guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulan wadatashi ah la qaatay Wasiirka wasaarada...
Kulanka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha shacbaka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan sidoo kalena uu goob joog ahaa...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho