Madaxwaynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi u hogaaminayo ayaa garay Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxwaynaha iyo wafdigisa ayaa...
Waxaa goordhaw bilaabatay Codeynta Wareega Labaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayadoo ay ka tanaasuleen Musharaxiinta kala ah Cabdicasiis Xasan...
Wasaarada Boostada Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa xarunta aqalka sare ee Baarlamaanka soomaaliya ka hergalisay mashuuruuca taakuleynta Isgaarsiinta oo onleyn looga qeyb...
Waxaa lagu dhawaaqay Natiijada Wareega Kowaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka eebaarlamaanka Soomaaliya. Kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku xigeenka kowaad...
War ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay shaqaalaha Dowladda iyo shaqaalaha gaarka ah intaba...
https://youtu.be/-vFFVKUssiU
Waxaa xarunta Golaha Shacabka ka bilowday kullanka lagu dooranayo Guddoomiyaa Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan ilaa...
1da May sanad walba waxaa Caalamka laga xusaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha adduunka oo ah lafdhabarka wax soo saarka iyo horumarinta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Wang Yi ayaa booqan doona Kuuriyada Waqooyi toddobaadkan, ka dib markii ay wadahadal taariikhi ah...
Madaxweynaha dalka Nigeria Mohamadu Buhari ,ayaa noqon doona hogaamiyihii ugu horeeyay oo Afrikaan ah oo uu qaabilo Madaxweynaha dalka Mareykana Donald Trump,saacadaha soo socda...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho