Xuseen Maxamuud oo Kooxda Al-Shabaab dhexdeeda looga yaqaano Ramadaani, kana mid ahaa Kooxda Al-Shabaab ayaa isu-soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka...
Warar Is khilaafsan ayaa ka soo baxaya masiirka Hoggaamiyihii kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya...
Waxa kaliya ee la ogyahay ayaa ah in xaaladdiisa ay aad u liidatay markii ugu danbaysay, isla markaana uu gabay...
Waxaa maalinta beri ah lagu wadaa in guud ahaan Soomaaliya ay ka qabsoonto munaasabado loogu dabaal degayo maalinta cafiska Soomaaliyeed,...
Munaasabadda Xuska sanad guurada 41aad ee kasoo wareegatay sanadkii 1977dii xiligii walalaha jamhuuriyada jabuuti ay xornimada ka qaateen gumeystihii faransiiska...
Madaxwaynaha JFS ayaa hambalyo u diray dawladda Jabuuti iyo shacabkeeda, taas oo ku aadan xorriyadda dalkaas oo maanta 41-sano jirsatay....
Kulanka dhex maray Wasiir difaaca xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) iyo saraakiisha howlgalka midowga Yurub ayaa...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo arrimo shaqo u jooga dalka Colombia, ayaa ka qeyb...
Hawlgal qorshaysan oo Ciidammada Amaanka ee Soomaaliya ay Ka fuliyeen magaalada Jilib ayaa lagu dilay inka badan Sodon Ka tirsan...
Ururka qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ oo kaashaneysa Midowga yurub iyo tababarayaal ajaanib ah oo ka socda hey'adda hormarinta...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho