Shir jaraa’id uu ku qabtay xafiiskiise, Mudane C/raxmaan Ducaale Byle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu kaga hadlay waxqabadka...
Xarunteeda Wasiirka Howlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta, Eng. Sadiq Abdullahi Abdi iyo wafdig uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho kormeer...
Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) ayaa gaaray Magalada Doha ee Dalka Khadar. Wafdiga Taliyaha...
Saraakiisha Ciidamada Guutada 10 aad ee Xogga Dalka ee Gobalka Gedo ayaa maanta soo bandhigay Horjooge ka tirsana Kooxda Maleshiyaadka...
W/Kuuriya ayaa qalab muhiim ah u direysa dalka Suuriya,si ay ugu isticmaalaan wax soo saarka hubka kiimikada ah ,sida ay...
Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegeysa in sida kaliya ee ee gargaar lagu gaarsiin karo dhulka uu mucaaradku gacanta ku...
Wararka saaka ka imaanaya Gobolka hiiraan ayaa kusoo waramaya in Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaalieed maleeshiyaadka nabad iyo nolaal diidka ah...
Guddoomiyaha Magaalo xeebeedka dekedda leh ee Hobyo C/llaahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Riyaad ee...
Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo si qoto dheer...
Wasaaradda Qoyska oo Muqdisho ku qabatay Munaasabadda 6da February ee maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Gudniinka gabdhaha, munaasabaddan ayaa waxaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho