Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo sheegtay in gargaar la gaarsiin waayay dadku ku xayiran goobah adagaalada Syria

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
QM oo sheegtay in gargaar la gaarsiin waayay dadku ku xayiran goobah adagaalada Syria
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegeysa in sida kaliya ee ee gargaar lagu gaarsiin karo dhulka uu mucaaradku gacanta ku hayo ee bariga Quuda ee Dalka Syria ay tahay xabbad joojintii muddada bisha ahayd ee uu dalbaday golaha ammaanku.

Waxaa Qaramada Midoobey ay sheegtay in inkastoo Ruusku uu ku dhawaaqay xabbad joojin muddo shan saacadood ah maalin kasta laga billaabo shalay oo salaasa ahayd, haddana ay u suurtageli weyday in gargaar la gaadhsiiyo dadka tabaaleysan.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

QM waxa ay sidoo kale xusaty in dhamaan dhinacyada oo dhami ay tahay in ay u hoggaansamaan xabad joojinta ay dalbadeen golaha ammaanka ee QM , taasina ay ku xirantahay nolasha kumanaan rayid ah.

Guul daradaasi ku timid xabbad joojintii uu Ruushka ku dhawaaqay ayaa dowladda Suuriya waxa ay ku eedeysay mucaaradkeeda iyo kooxo argagixiso oo ku sugan bariga Quuta.

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Suuriya Feysal Mikdaad ayaa sheegay in xabbad joojintaasi dhanka bani’aadanimada loogu talagalay in lagu badbaadiyo nolasha dadka bariga Qouta waxa uuna mucaaradka ku eedeeyay in ay hannaankaasi carqaladeeyeen.

Maalinimadii Shalay ayay ahayd maalintii ugu horreysay ee xabbad joojinta uu Ruushka ku dhawaaqay ee shanta saacadood maalin kastaa ayaa dagaallo iyo duqeymo dhacay waxaa ku dhintay ugu yaraan lix qof.

Mucaaradka iyo dowladda Suuriya midba midka kale ayuu ku eedeeyay jebinta heshiiskaas balse Ruushka ayaa mucaaradka Suuriya ku eedeeyay in ay hoobiyeyaal ku duqeeyeen aag loo asteeyay in dadka gargaarka ay ka helaan.

Balse Dowladda  Mareykanka ayaa Ruushka ku eedeynaya laba wajiileyn oo waxa uu yiri waxa uu shidaya dabka ka huraya Suuriya isla markaana uu iska dhigayo qofkii colaaddaasi dhex dhexaadinayay.

Previous Post

Dhageyso Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka maleeshiyaadka Al-shabaab ka saaray deegaanka Moqokori

Next Post

W/Kuuriya oo dalka Syria ka caawineysa wax soo saarka hubka Kiimikada.

Next Post
W/Kuuriya oo dalka Syria ka caawineysa wax soo saarka hubka Kiimikada.

W/Kuuriya oo dalka Syria ka caawineysa wax soo saarka hubka Kiimikada.

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In