Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Xalay soo xiray shirkii ganacsiga ee ganacsatada Soomaaliya iyo Turkiga...
Weriyeyaal ka kala socda Warbaahita Dawladda Soomaaliya iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,...
Brussels, May, 04, 2018---- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, waxaana garoonka...
Midowga hay'adaha gargaarka Qadar ee (Qatar Charity) iyo Dowladda Turkiga ayaa deeq gargaar oo kala duwan gaarsiisay Dadkii ku waxyeelloobay...
Shirkaan ka furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa soo agaasimay dowlada Japan ayaa waxaa kaso qeybgalay Madaxweynaha...
Weerarkan ayaa dad xog-ogaal ah oo deegaanka ah ay sheegeen inuu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Shimbir Faatumo oo ku...
Shir weynaha 3-aad ee Arrimaha Biyaha Carbeed ee heer Wasiir ah ayaa lagu soo gabagabeeyay Dalka Kuwait,iyadoo go’aanada soo baxay...
Munaasabad lagu dhiirigelinayay shaqada Qaranka ay u hayaan Sadaxda Ciidan ee dalku leeyahay oo kala ah Melatariga, Asluubta iyo Booliska...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho