Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa bilaabay Olole ay ku nadiifinayaan kuna dhisayaan wadooyinkii Biyaha Roobka ay fariisteen xilli...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Xariirka Caalamiga ah Mudane Muqtar Mahad Daa'uud ayaa gaaray Magaalada Jubba ee Caasimada wadanka...
Maalintii labaad ayuu ka socdaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kulanka looga hadlayo Arrimaha Fataahada iyo Abaaraha soo noq noqday....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray Qoyskii uu ka geeriyooday Allaha U...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo isaga oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Waraysi...
Muqdisho, 28 Abriil 2018: Ku-Simaha Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa ka tacsiyeeyay...
Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doortay Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo shir jiraa’id ku qabtay xarunta Golaha Aqalka sare ayaa...
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka sare oo maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen arrimo muhiim...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta guudi ka kooban 22 Xubnood u saaray musiibada ka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Wasiirada,...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho