Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxeyso Muqdisho iyo Afgooyo waxay kusoo qabteen Horjooge ka tirsan...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyey...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta Gaaari nuuciisu yahay Suruf ku abaal mariyay Guddoomiyaha Degmada Heliwaa, kadib markii uu ku guuleystay...
Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo safar shaqo ku gaarey dalka Jabuuti ayaa maanta la kulmey Taliyaha booliiska...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa saaka gaaray Dalka Kuwait, isaggoo ay la...
Si loo sameeyo isla Xisaabtan iyo Fulinta Adeegyo Bulsho oo Taya leh, ayaa Maanta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Masuuliyiin ka socday hey’adda UNOPS...
Dagaalkan u dhexeya labada dawladood ee dhanka ganacsiga ayaa bilowaday kadib markii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu canshuuro dheeraad ah ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay kulan ballaaran la qaatay maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar ka...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho