Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa maanta dhagax-dhigay MCH ka degmada...
Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta ka dhacday magaalaad Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland...
Qaban qaabo ku aadan qabsoomidda Doorashada kursi ka mid ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka soconaysa magaalada...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay howlgal lagu sifeynayo Kooxda Nabadiidka ee Al-Shabaab ka wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan...
Madaxweynaha dalka Koonfur Africa Jacob Zuma oo maalmahan danbe cadaadis dhanka Siyaasada ah heystay ayaa xalay khudbad Qaran uu ka...
Ugu yaraan 17-qof ayaa dhimatay kadib marlii nin 19 sano jir ah uu rasaas ku furay Dugsi sare oo ku...
Bulshada ku nool Gobolka Banaadir ayaa manta xaflad qado iyo soo dhaweyn u sameeyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalda...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayey ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee...
Dhallinyarada Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa kulan ku yaashay magaalada Dhusamareb kaasi oo ay kaga hadleen doorka dhallinyaradu ka qaadan...
Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund – GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Iskaashiga...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho