Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka waxaa ku soo badanayay waayadaan Dambe Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ,taas oo keentay in Wadooyinku...
Ololahaan qurxinta wadada isku xerta isgooska xamar jajab iyo kan waabari ayaa waxaa sameynaya dhalinyarada degmada xamar jajab oo kashanaya...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa caawa degmada Boondheere ka...
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe Abuukar Aadan Codeey oo la hadlay Radio...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahin Aadan Najax oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tafaasiil dheeraad ah...
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay...
Muqdisho, 12 Febraayo 2018 – Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska...
Muqdisho, 12, Feb, 2018--Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Benaadir Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen ayaa kulan la qaatay Xoghayeyaasha 17ka Degmo...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU)...
Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka fulisay xukun dil toogasho ah oo horey ay ugu riday Cabdi...
Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund – GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho