Ciidamada amaanka dalka Masar ayaa sheegay iney dileen in ka badan 12-tuhmanayaal dagaal,islamarkaana xabsiga u taxaabeen 100-ruux oo kale...
Xukuumadda Washington ayaa qorsheynaysa in wada hadalo la furto Waqoyiga Kuuriya,kadib markii uu circa isku shareerey khilaafka dibplomaasiyadeed ee u...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa casho sharaf u sameeyey madaxda...
Kulan gaar ah oo mas’uuliyiinta Wasaaradaha arrimaha dibadad ee Soomaaliya iyo Turkiga ay ku yeesheen magaalada Istambuul ee Dalkaasi ayaa kaga...
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Guddiga...
Munaasabad kooban oo abaalmarin lagu gudoonsiinaya Dhame Axmed C/laahi “Bashane” ayaa waxaa ka qeybgalay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Axmed...
Shir wadatashi ah oo uu soo qabanqaabiyay urur goboleedka IGAD, loogana hadlayo arrimaha socdaalka bulshooyinka dalalka ku mideysan Urur Goboleedka ayaa...
Wasiirka Cadaaladda Xukumadda Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiga Soomaaliya waxayna kawada hadleen arrimaha Cadaaladda, intii...
Ergayga gaarka ah ee hey'ada qaxootiga aduunka u qaabilsan qaxootiga Soomaalida Maxamed Cabdi Afey oo socdaal ku joogay dalka South...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad...
Ciidamada Gaarka ah ee Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya ciidamada amniga Dowlad-Goboleedka Jubbaland, ayaa maanta fuliyay howlgal...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho