Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Md Mahdi Mohamed Gulleid (KHADAR) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Duulista...
Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi...
Ciidamada ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor tagay Gaari Miineysan oo ay dhagar qabayaasha Al-Shabaab doonayeen inay ku...
Maxkamadda derejada 1aad ee ciidamada qalabka ee sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday seddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab...
Dadka soo galootiga ah oo ay Soomaalida ku jirto kuwaasi oo kunool Dalka Mareykanka ayaa wada olole iyo dadaalo ku...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo ay ka sameeyeen deegaanka Hees oo ka tirsan gobolka Hiiraan waxa ay ku dileen Horjooge...
Basas ay saaranyihiin kooxaha mucaaradka iyo qoysaskooda ayaa u ambabaxay deegaanka Douma oo ah goob ay maamulaan mucaaradka. Muqaaloo laga...
Ra'iisal Wasaare ku xigeenka Dalka Md. Mahdi Mohamed Gulled (Khadar) ayaa saxiixay buug tacsiyeed Safaaradda Jabuuti ku leedahay Soomaaliya ee...
Ugu yaraan Laba Qof ayaa ku geeriyootay Afar kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaadhay Qarax xooggan oo ka dhacay meel...
Ciidanka ammaanka ayaa ku wargalinaya dadka ku dhaqan dagmooyinka hodan, Dayniile iyo degaanada kudhaw inay la socdaan inay qarxin doonaan...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad dhaqan oo lagu caleemo-saarayay Ugaas Cabdirisaaq...
RADIO MUQISHO:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah ugaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho