Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo...
Ra'iisalwasaare xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu xusayay...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka dib u heshiisiinta beelaha Walaalaha ee...
Waxaa isha lagu wada hayaa doorashada madaxweyninimo ee maanta looga dareeray dalka Masar,waxayna Shacabka Masar kala dooranayaan Madaxweyne Abdel Fatah...
Xaaladda magaalada Balad Xaawo ayaa maanta degan sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ku ah gudaha magaalada oo maalmihii u...
Sida laga soo xigtay Warbaahinta Dalka Ruushka Ugu yaraan 37 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen dad...
Agaasimaha guud ee HSJ G/Sare Koofi oo maalmahaan safar shaqo ku marayey wadamo ka tirsan dalalka Khaliijja ayaa booqdey safaaradda...
Waxaa magaalada Ankara ee dalka turkiga lagu qabtay bandhiga dhaqameedka hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo ay ku soo bandhigayeen Ururka...
Saddex Qof ayaa ku dhintay Shan kalana waa ku dhaawacmeen Qaraxa ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho, sida uu...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad dhaqan oo lagu caleemo-saarayay Ugaas Cabdirisaaq...
RADIO MUQISHO:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah ugaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho