Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dugsiga hoose dhexe ee Kista oo kaalinta koobaad ka galay tartan dalka swedan lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dugsiga hoose dhexe ee Kista oo kaalinta koobaad ka galay tartan dalka swedan lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dugsiga hoose dhexe ee Kista International School oo ay maamulaan  aqoonyahano ku bahoobay ururka waxbarashada ee Alkowneyn ayaa Sanadkan kaalinta koowaad ka galay Dugisiga ugu wanaagsan ee heerka waxbaridda ubadka, ka dib markii daraasd lagu sameeyay in ka badan Kun Dugsi oo ku yaalla Dalkan Sweweden.

Warbixintan ayaa lagu soo bandhigay xeritaanka Sanad Dugsiyeedka  2017/2018 iyo sagootinta Ardayda ka aflaxday Fasalka Sagaalaadka ee u gudbeysa Dugsiga sare, waxaana munaasabadan oo si qurux badan loo soo agaasimay  abaalmarinno kala duwan lagu guddoonsiiyey qaar ka mid ah waaliddiinta firfircoon iyo Ardadayda heerarkooda kala duwan.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Sheekh Daahir Jeyte oo kamid ah maamulka iskuulkaasi ayaa faah faahin
ka bixiyay guulaha oiskuulkaasi uu gaaray iyo qiimeynta dowladda
Swedan ay ku sameysay iskuulaadka waxbarasho ee kuyaala dalkaasi.

“Marka hore ilaahay ayaa mahadda iska leh,marka xigtana shaqalaah ka
shaqeeya ayaan u mahadcelinayaa oo guushaasi qeyb ka qaatay,kadib
juhdigii la geliyay,hanoqoto waalidiinta Caruurta,macalimiinta
dhamaantooda,sababtoo ah iskuulkaana waxaa la aas aasey 2010,raacii
dhexe ee 2015-2016 waxaan galnay kaalinta 4-aad wadanka oo
dhan,sanadkaan ilaahay mahaddiisa waxaan soo galnay kaalinta
koowaad,487 iskuul ayaan kaalinta koowaad kaga jirnaa,taasi waxay ku
timid ilaahay oo inoo fududeeyay iyo juhdigii aan bixinay,waxaana
kamid ah caawinaada caruurta,gaar ahaan meel ka baxsan iskuulka marka
ay joogaan”.ayuu yiri Sheekh Daahir.

Dhammaan ka qayb galayaasha Xafladdan lagu sagootinayay Ardaydan ka gudubtay Dugsiga dhexe iyo Waaliddiintii halkaasi ku sugnayn ayaa si weyn ula dhacday habka Wax barista dhallaanka oo isugu jira Soomaali iyo Swedesh, waxanay ballan qaadeen inay kalsoonida ay ku qabaan sii Laba laabi doonaan.

 

 

Previous Post

Howlgalada ka dhanka ah Alshabaab oo ka dhacay Waqooyi magaalada Kismaayo

Next Post

Madaxweynaha Yugandha oo si kulul uga hadlay xildhibaan lagu dilay Kampala

Next Post
Madaxweynaha Yugandha oo si kulul uga hadlay xildhibaan lagu dilay Kampala

Madaxweynaha Yugandha oo si kulul uga hadlay xildhibaan lagu dilay Kampala

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In