Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan golaha shacabka Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u diray Maamulada Soomaaliland iyo Puntland oo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Addis Ababa(SONNA):,May 25, 2018— Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa gaaray magaalada...
Muqdisho, 25ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud...
Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Saraakiil Maraykan ah ayaa Maanta gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta ku...
Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay Shacabka Soomaaliyeed iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka la wadaageysaa shil kooban oo shalay galabnimadii...
Xarunta dhexe ee saadaasha Hawada Urur Goboleedka IGAD (ICPAC) ee uu fadhigeedu yahay Nairobi ayaa ka digtay Dabaylo iyo Duufaanno...
Bayaan Khamiistii aynu soo dhaafnay kasoo baxay Ciidamada Milliteriga Dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay inay duqayn xagga Cirka ah oo...
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaliyeed ee Kubadda Koleyga Cabdullahi Nuur Maxamed Caddaani ayaa Xalay Afur u sameeyay dhammaan Bahdii Hore ee K/Kolayga...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho