Muqdisho 06 June 2018–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow), Guddoomiye Ku-Xigeennadda Amniga iyo Siyaasadda,...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo howgallo waxay ka wadaan deegaano...
Siminaarkan oo socday muddo afar maalin laguna baranayay qaar ka mid ah kitaabada Cilmiga Diiniga ah sida Tafsiirka Quraanka Kariimka,...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta shir gudoomiyay shir looga hadlayo Mashaariicyada horumarineed ee Dalka...
Kooxda Juventus ayaa si rasmi waxa ay uga hortimid doonnistii Manchester City ee aadan Miralem Pjanic. City ayaa suuqa ka...
Tababaraha qaranka Masar Hector Cuper, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xaaladda Maxamed Saalax ee ku aadan ka qeyb galka koobka...
Naadiga Ingiriiska ee Tottenham ayaa qaadeyso tallaabo ay kusoo xerogelineyso laacibka garrabka ee Manchester United Anthony Martial, kaas oo ay...
Halyeeyga reer Brazil ee Rivaldo ayaa arrin wanaagsan ku tilmaamay go’aanka xiddiga Fred uu ku doortay kooxda kubadda cagta Manchester...
Wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta ee xukuumadda Mudane Daahir Maxamuud Geelle iyo wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Xildhibaan Aadan...
Munaasabaddan oo lagu suu xirayay tartanka Heer Qaran ee Qur’aan Aqriska una dhexeeyay arday ka kala timid Muqdisho iyo Gobolada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Nofeembar 2026, khudbad...
RADIO MUQDISHO;-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Türkiye kulan kula yeeshay Madaxweynaha...
RADIO MUQDISHO:-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay wargelinaysaa in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay gogosha Wadatashiga Qaran, taas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho