Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha DFS ayaa ka socota Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galguduud ee bartaamaha soomaaliya. Wasiir ku xigeenka...
Dowladda Mareykanka ayaa wajaheysa inay shaqeyn waayaan dhammaan laamaheeda federaalka kaddib markii ay senetarada waddankaasi ku guuldareysteen inay isku afgartaan...
Guriceel, 19 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib...
Muqdisho, 19 January 2018 โRa'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Maxaabiis laga soo daayay Dalka Hindiya. Ra'iisul Wasaaraha...
Waxaa gelinkii dambe ee maanta garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho laga soo dejiyay ilaa 40 maxaabiis ah oo laga keenay Dalka...
Kismaayo, Jan, 19, 2018- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa bogaadiyay hawlgaladii saacadahii lasoo dhaafay...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan la...
Wafdigani uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Madane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajoย ayaa maanta gaaray magaalada Guraceel ee...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Aadam Macallim Soomaali, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furay Shirka...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta qabtay shir ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda guulihii la gaaray sannadkii dhammaaday, qorshayaasha sannadka...
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryan Xuseen, oo ay weheliyaan khubaro ka socday Wasaaradda Caafimaadka...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho