Golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta shir uga furmay Caasimadda maamul goboleedkaas ee magaaladaasi Dhuusamareeb Shirkan waxaa looga hadlayay arimaha amniga...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah xildhibaan Fahmo Axmed Nuur oo warbaahinta Qaranka kula hadashay garoonka diyaaradaha...
Diyaarad kuwa rakaabka ah oo sidday 60-ruux.ayaa ku dul burburtay deegaanada buuraleyda ah ee bartamaha dalka Iiraan,sida ay ku warameen...
Ciidamada Dowladda Zimbabwe ayaa Xabsiga dhigay Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Zimbabwe ninka lagu magacaabo livi niyagora kadib markii uu shahaado...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa...
Guddoomiye ku xigeenka haay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Aamiin Cabdulle Cismaan ayaa faah faahin ka bixiyay shirkaan oo...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa wareejiyey dhul ku yaalla degmada Wadajir ee...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho