Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed oo ay wehliyeen qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka Booliska, ayaa kormeeray...
Kooxda Kubada Cagta Horseed ayaa ku guuldareysatay in ay ka adkaato dhigooda jenyo oo galabta ay la ciyareen kulan ka...
Xulka Qaranka kubada Cagta Soomaaliya oo da,doodu ay ka hooseyso 17 ee ka qayb qaadanaya koobka Cecafa ayaa kulankii galabta...
Tababarkaan ayaa loo qabtay, qeybaha bulshada ee magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bokool,oo ay ku jiraan Golaha deegaanka degmadaasi, iyadoo...
Gaadiidkan oo isugu jira 30 Bas iyo Labo Wiish oo ah nooca Badeecooyinka ka dajiya Maraakiibta ayaa Maanta Dowladda Qatar...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdul qaadir Ahmed Kheyr oo maalmihii u dambeyay ku sugnaa Dalka...
17 April, ayaa loo aqoonsaday in ay tahay maalinta dhir beerista Qaranka Soomliyeed, munaasbad lagu weyneynayo malintaan ayaana maanta wasaaradda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigga ee uu ku shaqeynayay...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa maanta biloowday tababarka tababarayaasha Saraakiisha Sare ee Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee Geedi-socodka...
Kooxda Kubada Cagta Horseed oo matasha Ciidanka Xooga ayaa Lumisay Kaalinta labaad ee kala horeynta Horyaalka Soomaaliya kadib markii barbaro...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho