Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa booqday xarunta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga,...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in marti gelinta shirka weynaha caalamiga ah...
Labo wafdi oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Iyadoo deegaano ka tirsan Hirshabeele ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta Degmada Mahadaay ee Gobolka...
War ka soo baxay Taliska Militariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano (Africom) ayaa lagu sheegay inay duqayn ka gaysteen...
Wefdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan oo shalay shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" oo xalay la hadlayay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka ayaa muujiyay sida...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho