Doorashadan waxaa ku tartamaya Sagaal Gabdhood oo Aqalka Sare kamida kuwaas kala doonaya Gudoomiye, kuxigeenkiisa koowaad iyo kuxigeenka labaad iyo...
War maanta oo Arbaco ah ka soo baxay Xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka ee magalada Jiddeh ayaa lagu sheegay inuu Ururku...
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegay in xalay madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare...
Xukuumadda Washington ayaa cunaqabatayn shaqsiyadeed dul dhigtay labo sarkaal oo Kuuriyada Waqooyi u qaabilsanaa horumarinta Nuclearka,waxaana Mareykanka uu sheegay in...
Guddigga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in ay maanta kulan la qaataan qeybaha kala duwan ee bulshadda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maalintii labaad Magaalada Baydhabo uga qeyb galayo Shirka Guddoonada...
Waxaa dib u furmay wajigii labaad shirkii looga hadlayay Isla Xisaabtanka Xukuumada, waxaana shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Fedraalka...
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada kaxda ee Gobolka Benaadir...
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka furay Kulan wada tashi ah uu soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...
Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Jaamacadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho