Shirka 37aad ee Midowga Idaacadaha Dowladaha Carabta ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Tunis ee Caasimadda Dalka Tunisia....
Waddanka Maraykanka ayaa ku baaqay degenaansho Bariga Dhexe iyo dejinta geeddi-socodka nabadda, halka wasiirrada arimaha dibadda Midowga Yurub ay si...
Shirweyne Qaran ee nidaamka Xeer ilaalinta dalka ayna ka qeybgaleen mas'uuliyiin ka tirsan dowladda F. Soomaaliya ayaa maanta ka furmay...
Ka dib markii Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ay Heshiis ku Saxiixdeen Madaxda Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Waljameeca kaasoo ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga,halkaasi oo...
Guddoomiyaha Magaale Xeebeedka Qadiimiga ah ee Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa...
War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Mosco ay ciidamadeeda kalabaxaysa Dalka Syria,iyadoo haatan uu...
Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa ka faah faahin ka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...
Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...
Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho